Bandow lagu soo rogay degaanada Puntland iyo socodka gaadiidka oo la joojinayo

Afhayeenka Ciidanka Booliska Puntland G/sare Xassan Cabdullahi Maxamed ayaa shaaciyey in bandow lagu soo rogay guud ahaan gobolada iyo degmooyinka degaanada Puntland. Afhayeenka ayaa sheegay in amarkan uu la xiriiro sugida amaanka doorashooyinka qof iyo cod ee goleyaasha degaanka ee Puntland oo 25ka bishan ka dhaceysa qeybo ka mid ah Puntland. “Ciidanka Booliska Puntland wuxuu … Continue reading Bandow lagu soo rogay degaanada Puntland iyo socodka gaadiidka oo la joojinayo